garaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Kartida maskaxdu u leedahay waxgarashada; caqli; dhu.Nin qolo madax u ah; ugaas; waba.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
caqliQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-iyo/cuquul, m.dh)Macnaha:Awood binu'aadanka u gaar ah oo ay wax ku kala gartaan; garaad. ld aqli.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
ugaasQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Nin tol madaxnimadiisa loo caleemasaaray.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0