berrin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. Meel bannaan, dhir ku hareereysan oo degaan ku habboon, ruun.