jaboQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Xaabo amo qoryo yaryar oo qallalan. 2. Berrin waa hore laga guurey oo ooddii jabtay oo isku dhacday; jabad; degel.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jabadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dyo, m.dh)Macnaha:Berrin waa hore laga guurey oo ooddii raadkeedii weli yaal. ld jabo.Lamidka: jaboSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
degelQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:1. Saalada xerada ariga ama lo'da ku kabbisanta. 2. Meel muddo badan la degganaa.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0