jabad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Berrin waa hore laga guurey oo ooddii raadkeedii weli yaal. ld jabo.

Lamidka: jabo

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jabo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xaabo amo qoryo yaryar oo qallalan. 2. Berrin waa hore laga guurey oo ooddii jabtay oo isku dhacday; jabad; degel.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur