beys

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (kiim.) Iskudhis sii daaya ayoonka haydarogsayl, OH- , marka uu ku jiro milan-biyood. Milannada beysyada ahi waxay leeyihiin pH ka sarreeya 7.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur