col
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-lal m.l)
Macnaha:
- 1. (u) Koox dad ah oo hubeysan. 2. Laba qof ama ka badan oo isu haya dareen nacayb iyo isdiidmo ku jiro. 3. (u) Koox dad ah oo shaqo ka dhexeysa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

