biciid

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Jaad ugaarta waaweyn ka mid ah, leh midab dacar ah, geeso dhaadheer oo toosan, bogcad iyo labo diillimood oo madow oo dhinacyada ku yaal.