Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg bid. ld badid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1
Isrogrogga: (-day, -dday)
Macnaha:
1. (f.g) Wax dan moodid. 2. (f.g) Cid wax ku tuhmid. 3. (f.mg) Wax dabayl raacid..
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur