nab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld nabyo.
  2. 1. Cid fal ama hadal aanay samayn ama dhihin ku sheegid; masabidid. 2. Is n.: wax hurda iska dhigid. 3. Ku n.: wax meel ku dhejin. 4. Ciid, timo iwm dhejin. 5. ld naab³.

nabyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Been iyo fal aanay samayn oo cid lagu sheego. ld nab.

naab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld naabid.
  2. (daawo) Qolof qallalan oo fuusha bishimaha qofka marka uu harraado ama uu bukoodo; jiil.
  3. 1. Wax fur ku adkeyn. 2. Ku n.: wax la kor saaray wax kale ku dhejin.

Lamidka: naabid