biinan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Jirro maskaxeed qofka ka dhigta mid fudud oo aan dagganayn. 2. (w) eeg biin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

biin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nan, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Qodxo bir ah, noocyo kala duwan leh oo wax la iskula qabto. 2. Nooc ka mid ah gorgorka oo aad u dheereeya..
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur