biinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nan, m.l)Macnaha:1. Qodxo bir ah, noocyo kala duwan leh oo wax la iskula qabto. 2. Nooc ka mid ah gorgorka oo aad u dheereeya..Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0