biiro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Cunto, lacag iwm oo in yarba meel laga keenay si loo siyo cid baahan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur