bilig

Qaabnax: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone

Macnaha:

  1. If, inta muuqda durbadiiba qarsooma; big.

big

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Sharrax, bilid, naqash, qurxin. 2. (sh.r) If, inta muuqda durbadiiba qarsooma; bilig. 3. B. dheh: carar meel si deg-deg ah looga tago.