bilis
Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective
Macnaha:
- 1. Bulshada inteeda aan xag dhaqameed wax dhaliil ah isir u lahayn. 2. B. ah: qof aan xag dhaqameed wax dhaliil ah isir u lahayn. 3. B. xaawo: haween.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

