birri

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhulka intiisa aan bad ahayn. 2. Dhul. ld berri¹.

dhul

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-lal, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Meeraha dadku dushiisa ku nool yahay. 2. Barri. 3. Dal.

berri

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld birri.
  2. 1. ld berrito. Maalinta maanta iyo saaddambe u dhexeysa. 2. B. dambe: maalinta b. xigta, saaddambe.