dhulQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-lal, m.l)Macnaha:1. Meeraha dadku dushiisa ku nool yahay. 2. Barri. 3. Dal.
dalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-lal, m.l)Macnaha:Dhul soohdin loo yaqaan leh oo la degganyahay; waddan.Harag rogob ka gurid.