bisil

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-slaa, -slayd)

Macnaha:

  1. 1. Cuno, wax heerkii lagu cuni lahaa gaarey ahaansho. 2. Miro iwm wax heerkii lagu cuni lahaa gaarey ahaansho. 3. Qof waaya-aragnimo dheeraad ah leh ahaansho.