bitiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Nasiib; hoodo.Wax sida buda iwm oo aan culays badan lahayn dabayl raacin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
nasiibQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Hoodo; cawo; ayaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
hoodoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Naasib.Lamidka: NaasibSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0