rabidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg rab³. ld rabitin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
rabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qarka meesha ugu sarreysa oo aan la fuuli karin.Meel; kob.Wax niyadda ka jeclaysasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
rabitinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Jeclaansho wax niyadda laga doono. ld rabid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0