bocor
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Burcadka caanaha geela ka soo baxa. 2. Meesha kuusan oo cunaha ragga ku taal. 3. Miro ay qaraha isku bahyihiin oo la cuno marka la kariyo. 4. Geedka digirta marka uusan weli aad u soo bixin ee madaxiisu fooraro.
- 1. Miro aroorro leh oo sida qaraha u weyn oo la cuno. 2. B. ah: gabadh aad u qurxoon.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

