burcad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Subagga caanaha la lulay laga soo saaro inta aan weli la shiilin. ld bocor¹ (1).
  2. Koox tuugo ah, hubeysan oo dadka laaya, dhacana.