bog
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-gag, m.l)
Macnaha:
- 1. Caloosha meesheeda sare. 2. Baalka xaashida labadeeda dhinac midkood.
- (c.nafl.) Muruq ballaaran oo xalleef ah oo kala xira uurka iyo saabka nafleyda. Wuxuu kaalin weyn ka qaataa neefsashada: qaadashada tuurista hawada.
- 1.(f.g) Wax qabya ahaa dhammaysitirid. 2. (f.g) Hawl billaabid oo dhammaystirid. 3.(f.mg) U b.: wax jeclaan: hadalkiisaan u boggay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

