gob

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Geed-qodxeed dheer oo leh miro la cuno oo macaan oo ag kuwa xammurk.
  2. 1. Qof dad la dhaqan wanaagsan oo asluub loo bogo leh. 2. G. ah: inta talada u haysa bulsho meel ku wada noo.