bogid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg bog²..
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bog

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-gag, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Caloosha meesheeda sare. 2. Baalka xaashida labadeeda dhinac midkood.
  2. (c.nafl.) Muruq ballaaran oo xalleef ah oo kala xira uurka iyo saabka nafleyda. Wuxuu kaalin weyn ka qaataa neefsashada: qaadashada tuurista hawada.
  3. 1.(f.g) Wax qabya ahaa dhammaysitirid. 2. (f.g) Hawl billaabid oo dhammaystirid. 3.(f.mg) U b.: wax jeclaan: hadalkiisaan u boggay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur