booqasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg booqo. ld booqad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

booqo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-qday, -qatay)

Macnaha:

  1. Cid, meel, waddan si xaaladdeeda loo ogaado aadid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

booqad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld booqasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur