booy

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ceel biyo badan leh.
  2. ld ooy.

ooy

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-yay, -yday; -yi)

Macnaha:

  1. Oohin sameyn. ld booy.