bukaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:Qof bugta badan, jirroole. ld bugtaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
bugtaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld bukaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0