buko

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-kaday, -katay)

Macnaha:

  1. Wax bukaan ah noqosho. ld bukoo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bukoo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. ld buko.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur