astaan
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-aamo, m.l)
Macnaha:
- Summad. ld asto.
- (nax.) Curiye muhim ah oo dhisa unugga ugu yar ee hadalka; astaan afeed baa lagu magacaabaa xiriirka ka dhexeeya macnaha (nuxurka ereyga) iyo lafdiga (qaabka ereyga). “A. kooban”: hal erey ama in ka badan oo la soo koobo, badanaana waxaa la qaataa erey waliba xarafkiisa ugu horreeya. Tus. “sh. = shilin, U.N. = United Nations”.
- (daaw.) Tilmaan cudur leeyahay ama isbeddel hab hawleedyo jirka oo bukaanka laftigiisu dareemo. ld asto.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

