buraash

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. (-shiyo, m.dh) ld burush. Qalab qori ah oo sayn, riir iwm dhan ku leh oo wax lagu nadiifyo ama lagu riinjiyeeyo. 2. ld buraashid.
  2. Wax buraash ku nadiifin ama ku riinjiyeyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

burush

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-shyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Dheeraad. 2. ld buraash 1 (1).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

buraashid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg buraash². ld buraash¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur