casee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-seeyay, -saysay)

Macnaha:

  1. 1. Wax midab cas u yeeelid. 2. Kabo buraash marin. 3. Qof xisaab socota leh, deyn muddo gaaban siin (banki).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur