burinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg buri. ld buris, burrin, burris.1. (fals.) Ficil ama fikrad ka soo horjedda jiritaan shay. 2. (fals.) Nooc ka mid af diidmada, ama afkaar dhamaanteed ka soo horjeedda, wixii jiray dhamaan.