buridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg bur². ld buris, buris².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
burQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Budo cad oo rootiga, malawaxa iwm laga samaysto. 2. Taag ciid. 3. Cad yar (ciid, soor, sonkor iwm). 4. Hal geed oo caws ah oo bahalladda yaryar galaan. 5. Abur; xoor.Ul culus, toosan, madax buuran leh oo hub ahaan loo qaato; qool; garruun. ld bud¹.Biyo aad u karkarid.1. Weyso gadmid. 2. Dheri dhooba ah kala jabid. 3. Xeer jiray baabbi'id. 4. Markhaati beenoobid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
burisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld burin, burin¹.ld burid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0