buubQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. B. ah: rati marka la raro dida. 2. ld buubid.1. Rati raran didid. 2. Dayaarad, shimbir iwm duulid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
buubidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg buub². ld buub¹ (2)..Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0