buuloQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Degaan buulal badan ka dhisanyihiin; tuulo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
tuuloQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, ml.)Macnaha:Magaalo yar oo meel miyi ah ku taal.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0