tuulo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, ml.)

Macnaha:

  1. Magaalo yar oo meel miyi ah ku taal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur