buunsheQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qolofka sare ee jilicsan ee ku dahaaran badarka; xashir. ld buunsho, buushe.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xashirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Badar tuman oo jajab ah.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
buunshoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld buunshe.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
buusheQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld buunshe.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0