buurinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg buuri².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
buuriQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Geedo jaadad badan ah oo ubax guduud iyo caddaan ah iyo caleemo waaweyn, oo waran qaabki leh, bixiya; saakarro; tabaako. 2. Caleenta geedahaas oo siyaalo badan loogu isticmaalo (afka oo laga qiiqiyo ama laga cuno, sankoo laga cuno). 3. Waxyaalo kaloo caleemahaas laga sameeyo: sigaar, shurug, saliid, daawo, udgoon iwm. 4. Buuriga la qiiqiyo.Qof ama wax cayilin, naaxin; wax weynayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0