buuxisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Afsaar. 2. ld buuxin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
afsaarQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Oodda xerada ariga afka lagaga oodo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
buuxinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg buuxi. ld buuxis (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0