Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
- eeg buuxi. ld buuxis (2).
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-iyay, -isay)
Macnaha:
- 1. Wax muggiisa ku shubid. 2. Kaalin maran gelid. 3. Foomka b.: shuruudaha warqad looga baahnaa meelaheeda bannaan ku qorid.