buuxsamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg buuxsan¹.

buuxsan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Macnaha:

  1. Wax la buuxiyey noqosho.
  2. Wax la buuxiyay ahaansho.