caa'iloQaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine CollectiveIsrogrogga: (-ooyin m.l)Macnaha:Qoys, qaraabo.Lamidka: qoys, qaraaboSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
qoysQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-sas, m.l)Macnaha:1. Laba isu dhexda iyo carruurtooda; xaas. 2.Qolo; reer.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
qaraaboQaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine CollectiveMacnaha:Dad xagga hooyo ama aabbe xiriir dhalasho ka wadaaga.1. Miro, xabag iwm doonasho ama gurasho. 2. Wax aan la haysan oo loo baahan yahay dibadda ka doonasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00