qaraabo

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. Dad xagga hooyo ama aabbe xiriir dhalasho ka wadaaga.
  2. 1. Miro, xabag iwm doonasho ama gurasho. 2. Wax aan la haysan oo loo baahan yahay dibadda ka doonasho.