caalidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg caal³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
caalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Cudur lo'da, idaha ka barariya caloosha oo uu keeno gooryaan caloosha kaga dhashay.Harag dheer, balaqsan oo lo'da luqunteeda dhinaca hoose ka laallaada.Lo' ama ido cudur caloosha ka barariya ku dhicid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00