caal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cudur lo'da, idaha ka barariya caloosha oo uu keeno gooryaan caloosha kaga dhashay.
  2. Harag dheer, balaqsan oo lo'da luqunteeda dhinaca hoose ka laallaada.
  3. Lo' ama ido cudur caloosha ka barariya ku dhicid.