caalsaareQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rayaal, m.dh)Macnaha:1. ld caalsaar¹. 2. Qori barta shiishka xabbad kor uga kaca.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
caalsaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Nuujinta neef irmaani uu nuujiyo canug uu dhalay oo meel ku xiran. ld caalsaarree (1).Neef irmaan ilmihiisa oo meel ku xiran nuujin. ld caalsaaree (1).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00