caalsaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Nuujinta neef irmaani uu nuujiyo canug uu dhalay oo meel ku xiran. ld caalsaarree (1).
  2. Neef irmaan ilmihiisa oo meel ku xiran nuujin. ld caalsaaree (1).