caday
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. (caday, m.dh) Geed abaareed laamihiisa ama xididdadiisa ilkaha lagu nadiifiyo oo leh miro yaryar, gudguduudan, macaan oo la cuno. 2. (-yo, m.dh) Laan dhuuban ama xidid ilkaha lagu nadiifiyo; rumay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

