daabac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Duub dun ah oo maryaha lagu xardho. 2. Dhar dun lagu xardhay. 3. (-cyo,m.dh) Meesha ay iska galaan daabka iyo birta toorreyda. 4. ld daabicid.
  2. 1. Xarar ku qurxin dhar iyadoo la adeegsanayo dun midabyo leh ama rinjii. 2. Qoraallo madbacadayn.

Lamidka: daabicid

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daabicid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg daabac². ld daabac¹ (4), daabacaad.

Lamidka: daabac, daabacaad

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur