cadcad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Waxaro yaryar oo aan weli ababin.
  2. 1. Ka c.: qof, qof kale ka firfircoon ahaansho. 2. Bar cadcad lahaansho.